Join: Nov 19, 2007
Name: GaroweOnline
Gender: Male
Location: Garowe, SO
Videos Watched: 382
Subscribers: 15
Channel Views: 2290
Videos (212)
Madaxweynaha Somalia oo ka jawaabey hadalkii Nuur Cadde
- Length: 8:56
- Rating Average: n/a
- View Count:
- Author: GaroweOnline
Tags: Ethiopia Garowe Somalia TFG Yusuf
Madaxweynaha dowladda KMG C/laahi yuusuf Axmed ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay hotelka uu ka daganyahay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya isaga oo ka hadlay xaalada dalka Soomaaliya iyo socdaal uu dhawaan uga yimid dalka Liibiya.
Cadde Muse: "Guddiga doorashada anagaa xaq u leh" Nov 8.2008
- Length: 3:42
- Rating Average: n/a
- View Count: 585
- Author: GaroweOnline
Madaxwayne Cade Muse oo maanta Nov 08,2008 wareysi siiyey Idaacada BBC-da ayaa ka hadlay qaabka loo soo xulayo Gudiga doorashada waxaana uu sheegay in mamulka ka arimiya waqtigan Puntland xaq u leeyahay soo xulida gudiga doorashada.
Mesfin hadalka uu ka jediyay shirka IGAD Nairobi Oct 28,2008
- Length: 3:37
- Rating Average: n/a
- View Count: 505
- Author: GaroweOnline
Tags: Ethiopia Meles Mesfin sayoum Somalia Zenawi
Waxaa maanta Oct 28,2008 soo dhamaadey wajigii koowad ee kulankii urur goboledka IGAD iyo Barlamanka dowlada Somaliya ku dhexmaray dhismaha KICC ee magaalada Nairobi iyada oo uu kulankan uu hogaminayey Wasiirka arimaha dibada Ethiopia Sayoum Mesfin. Waxaa cirka isku shareray buuq iyo sawaxan ka...
Musharaxiin soo saarey Baaq Oct 28,2008 Part 2
- Length: 5:35
- Rating Average: n/a
- View Count: 112
- Author: GaroweOnline
Waxaa maanta [Oct 28,2008] magaalada Garowe baaq kasoo saarey Maxamad Cabdi Nuur iyo Axmad Siciid Nuur oo ka tirsan musharaxiinta Madaxweynaha Puntland kaasoo ay ku shegeen talaabooyin loo baahan yahay in la qaado doorashada ka hor. Xubnahaan oo soo jeediyey baaq iyo talo soo jeedin ayaa sheegey...
Musharaxiin baaq ka soo saarey Garowe Oct 28,2009 Part1
- Length: 9:29
- Rating Average: n/a
- View Count: 157
- Author: GaroweOnline
Waxaa maanta [Oct 28,2008] magaalada Garowe baaq kasoo saarey Maxamad Cabdi Nuur iyo Axmad Siciid Nuur oo ka tirsan musharaxiinta Madaxweynaha Puntland kaasoo ay ku shegeen talaabooyin loo baahan yahay in la qaado doorashada ka hor. Xubnahaan oo soo jeediyey baaq iyo talo soo jeedin ayaa sheegey...
Favorites (0)
There is no favorite listing by GaroweOnline Channel